Ra’isul Wasaare Xamse oo maanta Wariye Caan ah iyo xubno kale xilal u magacaabay (Magacyada)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta lagu magacacaabay xoghayaha joogtada xafiiska Ra’isul Wasaaraha, lataliyaal iyo xilal kale oo badan. Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, isagoo uga mahadceliyay Xoghayihii hore ee xafiiska Mudane Maxamed Ibraahim Nuur … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse oo maanta Wariye Caan ah iyo xubno kale xilal u magacaabay (Magacyada)